Maamulka Dekedda Muqdisho, oo ay hoggaaminayaan maareeye ku xigeennada Dr. Cali Xaaji iyo Cabdullaahi Kaarshe, ayaa kulan la yeeshay Dawud Zhao oo ka socda Shiinaha, kana shaqeeya saadka iyo loojistikada. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta qulqulka badeecadaha iyo sidii loo…
Official announcements, press releases, and public updates.
Intii uu socday Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka, wafdi uu hoggaaminayay Mudane Amb Mohamed Ali Nur (Americo), Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka iyo saadka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Naif Saleh Samkari, Agaasimaha Waaxda Deegaanka Badda iyo Najla Alfarraj, Khabiir ku takhasustay Arrimaha Deegaanka. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga arrimaha badda, hirgelinta is afgaradka labada dhinac, iyo istaraatiijiyadda (IMO)ee ilaalinta deegaanka iyo yareynta qiiqa.
During the International Transport and Logistics Forum, a delegation led by H.E. Amb. Mohamed Ali Nur (Americo) the Director General of the Mogadishu Port Authority, held a high-level meeting with representatives from the Ministry of Transport and Logistics of the Kingdom…
Wafdi uu hoggaaminayo Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo), Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, kana wakiil ah Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa gaaray magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka, halkaas oo ay kaga qayb galayaan Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka. Madashan oo maanta ka furantay St. Petersburg, Russia, ayaa lagu gorfeynayaa arrimaha cusub ee ka soo kordhay marinada muhiimka ah ee caalamka, kuwaas oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha, ganacsiga, iyo isu socodka badeecadaha dunida. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaas ku soo bandhigi doonta sida ay uga go’an tahay ka qayb qaadashada isbeddellada iyo horumarka ka socda gaadiidka iyo saadka caalamiga ah. Maareeyaha iyo wafdigiisa waxaa sidoo kale soo dhaweeyey, isla markaana ku wehelinaya barnaamijka, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Danjire Maxamed Abuukar Zubeyr.
A delegation led by H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur (Americo), The Director General of Mogadishu Port Authority, Representing the Minister of Ports and Marine Transport of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulkadir Mohamed Nur, Arrived in St. Petersburg, Russia to…
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo), ayaa hoggaaminaya wafdi ku sugan St. Petersburg, Russia. si ay uga qayb galaan Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka (ITLF), oo soconaysa 1–3 Abriil 2026. Madashan waxay diiradda saareysaa horumarinta gaadiidka iyo saadka, wadaagga teknoolojiyadda casriga ah, iyo xoojinta iskaashiga ganacsi ee caalamiga ah.
The Director General of the Mogadishu Port Authority, H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur (Americo), is leading a delegation in St. Petersburg, Russia. to participate in the International Transport and Logistics Forum (ITLF), which will take place from 1–3 April 2026.The forum…
Wafdi ka socday Akkon Lines ee Türkiye ayaa booqasho ku yimid Dekedda Muqdisho, halkaas oo ay ku kormeereen howlaha dekedda isla markaana lagu soo bandhigay fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo logistics
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaaday Dekedda Magaaladda Muqdisho, waxa soo dhaweeyay maareeyaha guud ee dekedda muqdisho Mudane Danjire mohamed ali nur (Americo) iyagoo u kuur-galay howlaha dekedda iyo fursadaha iskaashi ee…
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaaday Dekedda Magaaladda Muqdisho, waxa soo dhaweeyay maareeyaha guud ee dekedda muqdisho Mudane Danjire mohamed ali nur (Americo) iyagoo u kuur-galay howlaha dekedda iyo fursadaha iskaashi ee dhinaca rarista konteenarada iyo logistics. Booqashadan ayaa muujineysa xoojinta xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Dowladda Türkiye iyo soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeegyada maraakiibta iyo isku xirka dekeddaha. Iskaashi cusub, horumar cusub.
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaaday Dekedda Magaaladda Muqdisho, waxa soo dhaweeyay maareeyaha guud ee dekedda muqdisho Mudane Danjire mohamed ali nur (Americo) iyagoo u kuur-galay howlaha dekedda iyo fursadaha iskaashi ee…
Fariinta Maareyaha Guud ee Dekada muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur ( AMERICO ) ee Munasibadda Ciidul Fidriga.
Fariinta Maareyaha Guud ee Dekada muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nur ( AMERICO ) ee Munasibadda Ciidul Fidriga .
CIID MUBARAK
Ciid Mubarak Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul fidrigaIlaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa, hana ka dhigo Ciiddaan mid nabad,…
MOGADISHU PORT JOINS IAPH
The Mogadishu Port Authority is pleased to announce that Mogadishu Port has officially joined the International Association of Ports and Harbors @WPSP_IAPH , a global organization founded in 1959 and headquartered in Tokyo, Japan, bringing together more than 190 ports from…
Director General Bids Farewell and Encourages Mogadishu Port Football Club Ahead of CAF Tournament
15 September 2025 The Director General of the Mogadishu Port Authority, H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur (Americo), held a farewell and encouragement meeting with the players and management of the Mogadishu Port Football Club as they prepare to represent Somalia in…






